DEG DEG: Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Soomaaliya oo geeriyooday
Waxaa saaka waaberigii ku geeriyooday magaalada Muqdisho xildhibaan ka tirsanaa golaha shacabka baarlamanka federaalka Somalia. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Mursal (Boorow) ayaa la sheegay inuu geeriyooday ka dib xanuun soo wajahay inkastoo aan faahfaahin badan laga heynin xanuunkaas. Geerida Xildhibaanka ayaa waxaa xaqiijiyey Xildhibaano saaxiibadiis ahaa iyo Wasiirkii hore ee haweenka DF Xaniifa Xaabsade oo bogagooda … Continue reading DEG DEG: Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Soomaaliya oo geeriyooday
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed